MAXAA SABABAY INAY DHACAAN QUDHACLE IYO GEEDA HA LAMIDKA AH EE FACA WAYN?
Qudhacle wuxuu ahaa geed da’ wayn oo kuyaalay galbeedka magaalada wardheeer waxaana lagu qiyaasaa da’disa 300 oo sano sida lasheeegay laakiin ugu danbay wuxuu dhacay geedkani horaantii bishan jun Hadaba waxaa iswaydiin mudan maxaa sababay inuu dhaco geedkan faca wayn iyada oo uu taagnaa wax kabadan sadex qarni
Markii lagasoo tago in wax walbaa oo nool ay leeyihiin ajal iyo wakhti kama danbays ah wax walbana ay dhiman doonaan ALLE moyaane hadana waxaa jira sababo loo aanaynkaro inay dhacaan geedaha da’da wayn waa kuwan gaarkamida sababahaas
DA’DA. Markay geeduhu da' noqdaan waxaa jilca xididadooda kuhaya dhulka taasoo kadhigan inay unugul yihiin inay dhacaan
WAXYEELADA DABAYSHA. Dabaylaha xoogan iyo roobabka dabaylaha wataayi xitaa way ridi karaan geedaha yar da ahaan ee caafimaadka qaba
CUDURKA. Cuduradu waxay si isku mid ah wax uyeelaan dadka xayawaanka iyo dhirtaba
![]() |
GEEDKA OO UBAXA SI QAAB DARAN. Waana sababta aan isleeyahay waa tariday gudhacle dabcan hadaad fiirisid sawirada laga qaaday intuusan dhicin waxaad mooda in geedka laamihiisu ay ubaxeen hal dhinac oo kaliya taasoo keentay in geedku uliico ugu danbayna udhoco dhinaca ay laamuhu ubateen
waxaa jira sababo kale oo isbiirsaday oo laga yaabo inay sabab u yihil dhicida geedkan faca way ee xitaa ka da’da wayn magaalada uu kuyaalo ee wardheeer
Maxay adi kulatahay inay sababtay dhicid geedkan Aragtidaada nala wadaag mahadsanid
https://www.facebook.com/OGAALKA17
Waa page aad kahelayso maqaallo Tayo leh
0 Comments